Xisbiga Ramaas oo Dhalinyarada Dayniile Kala Wadaagay Himilo Siyaasadeed iyo Doorka Doorashada Deegaanka
Xubnaha ugu sareeya urur waynaha siyaasadeed ee Ramaas ayaa kulan la qaatay dhalinyarada wax galka ah ee degmada daynile
kulanak ayaa waxaa uu ahaa kala warqadashada iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa ururka iyo dhalinyarada .
wada hadal dheer kadib waxaa la isku afgartay in la daradragaliya hawlha doorshada degaanka iyo sidii loo dhiiri galinlahaa dhalinyarada hanka siyasadeed uu ku jira islamarkaana xisbigu uu garab istaagilahaa
kulanka wayaa waxaa shirgudoominayay Gudoomaiayaha Golaha dhexe iyo Guddomiyaha gobalka Bnaaadir ee Xsibga Ramaas
ugu dambayntii dhalinyarad ayaa ku qanacday afkaarta iyo himilada xisbiga ayagoona sheegay in ay ka shaqayndonaan hormarinta dhalinyarada




