Urur siyaasadeedka ramaas

Hoggaan iyo Hufnaan

Astaanta ururku waa mid muujinaysa Barwaaqa sooranka Soomaaliya usoo baxay, waxayna ka kooban tahay: dhir cagaaran oo Ka turjumaysa Qayraadka dalka, Waxaana ku hoos qoran magaca ururka.

HIMILADA URURKA

In uu la wareego hoggaanka dalka si waafaqsan sharciga.
In uu shaqooyin abuuro soona saaro khayraadka kala duwan ee dalka.
In uu diiradda saaro Caddaaladda iyo Sinnaanta Bulshada Soomaaliyeed.
In uu hoggaanka dalka kusoo celiyo gacanta shacabka Soomaaliyeed.
In uu ahmiyadda ugu badan siiyo nabadgalyada, waxbarashada, caafimaadka, ilaalinta deegaanka, kobcinta dhaqaalaha iyo u saldhigidda iyo fidinta nidaamka dawladnimada.
In uu hirgaliyo siyaasad dibadeed oo ku dhisan danaha iyo dareenka Soomaalida.

real estate

Loan Signing

Siverra lectus mauris ultrices eros in. Eget egestas purus viverra accumsan in nisl nulla nisi scelerisque euvestibulum sed risus ultricies.

personal & business

Trust Documents

Siverra lectus mauris ultrices eros in. Eget egestas purus viverra accumsan in nisl nulla nisi scelerisque euvestibulum sed risus ultricies.

Professional

Securities

Siverra lectus mauris ultrices eros in. Eget egestas purus viverra accumsan in nisl nulla nisi scelerisque euvestibulum sed risus ultricies.

Hadafkeenu waa hormar iyo cadaalad

wixi i war bixin ah

ramaas party
ARAGTIDA URURKA
Soomaaliya oo Barqwaaqo ah.
Soomaaliya oo Nabad ah.
Soomaaliya oo Caddaalad ah.
Soomaaliya oo qayb libaax ka qaadata horumarka iyo nabadgelyada dunida.
Soomaalida oo Siman
Soomaalida oo u hoggaansan Sharciga.
Soomaalida oo ugu akhlaaq badan dunida.

MEESHAAN WAXAA KU HABOON VIDEO MUUQAALKA WADANKA AH

Sawirada Xisbiga