Xisbiga Ramaas ayaa kulama kala duwan uu laqaatay culuma udiinka soomaaliyeed ayaa kawada hadlay sidii loo dardar galin laha himilada xisbiga iyo siduu uu ula shaqayn laha culima udiinka soomaliyee.

Majmaca culimada soomaliyeed aya soo dhaweeyay afkaarta iyo himilada xisbiga ayagoona ku qancay hiigsiga iyo aragtida xisbiga kana dhex arkay in ay mudanyihiin in lala shaqeeyo lana garab istaago.
Kulanak ayaa waxaa diirada lagu saaray ku dhaqan shareeccada islaamka oo ah mida kowaad in la isku xukumo maadama aynu nahay dad muslimiin ah dalkuna uu yahay dal Muslim ah.
Guddoomiyaha xibiga ayaa ubalan qaady in ay kala Tashan donaan kana qaadan doonaan aragtida iyo afkaarta culimada si loo dhooro anshaxa iyo nimaadka la doonayao in lagu dhaqo siyaasada xisbiga.